Wararka naga soo gaadhaya gobolka Axmaraada ayaa sheegaya in uu banaanbixii  kasocday magaalada DebreBirhan kufiday Dagmooyinka udhow magalaada.

Sida warku sheegayo banaanbaxan ayaa yimiid kadib markii dad shacab Lagu dilay dagaal xog leh oo kasocdo degaana kamid Waqooyiga Gobolka Shoa.  Ilo lagu kalsoon yahay oo kusugan magaalada DebreBirhan ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu xakamayn waayeen dibad baxayaasha.

Sida xogta aan helayno ay muujinayso dadka cadhaysan ee Xabashida ah ayaa dab qabadsiiyay qaar kamid ah gobaha Ganacsiga kuyallo magalaada.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.