War hadda soo gaadhay Halgan Media ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Axmaraada ay gabi ahaamba xidheen jidka dheer ee isku xidha magalaada Addis Ababa iyo Gobolka Tigreega.
Jidkan ayaa ah jid ahmiyad gaar ah u leh Itoobiya, waayo waa jidka isku xidha magalaada Addis Ababa iyo Gobolka Tigreega, lakiin oo dhex maro gobolka Axmaraada.
Warkan ayaa intaas ku daray inay ciidamada federalka Itoobiya kusoo daabuleen deegaankan ciidamo iyo Taangiyada dagaalka si ay wadadaas halbawlaha ah u furaan hasayeeshee maleeyshiyaadka Axmaraada ayaa weli isbaaro la tagaan jidka dhexdiis siidi ay sheegan Warbahiinta ka hawlgallo gobolka Axmaraada.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.