Wararka nagasoo gobolka Shiniile ayaa sheegayo inay maleeyshiyaadka Canfaarta shacab Somali kaxasuuqeen tuulada Madane oo hoos timaada degmada Muli isla gobalkaasii.
Xogta aan kahelnay tuulada Madane ayaa sheegayo inay maleeyshiyaad Canfaarta weerar xoggan kuso Qadeen tuulada kadib sii naxariis La’aan u layeen shacabka Somalida oo xitta waxba galabsanin.
Waxaan helnay qar kamid dadka ay maleeyshiyaadka Canfaarta kuxasuuqeen tuulada Madane, waxaana kamid ah.
- Cige Faarax
- Adan Cige Faarax
- Cali Furre Faarax
- Ducaale Colle
- Axmed Ducaale
- Boodhle Xalane Faarax
- Xuseen Jaamac Barre
- Sabban Geeddi Suge
- Cige Rooble
- Aadan Caateeye
- Xuseen Dirir
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.