Wararka nagasoo gadhaay galbeedka Itoobiya gar ahaan gobolka Wollega ayaa sheegaya Koox hubaysan ayaa weerar Ku Qaada xafis ay leyihiin Shirkad laga leyahay dalka Ingriiska oo macdaanta soo saarto siidi ay sheegan Wargayska Ethiopian Reporter.

Weerar sakaay lagu qadaay shiirkada PCL ayaa ka dhacay magaalada Kepi ee gobolka Wollega oo katirsan Ismaamulka Oromada. Afhayeen u hadlay shiirkada P.C.L. ayaa sheegay in waqtigii weerarka uu dhacayay aysan Shaqaalo kusugneen xafiska shiirkada.

Kooxdan oo ka koobnayd Lix ruux ayaa boobeen Qalab casri ah siido sheegay afhayeenka shiirkada. Inta badan weerarada ka dhaca gudaha gobolka Wollega waxa fuliyo Maleeyshiyo Oromo ah, balse majiro illaa iyo haatan cid sheegatay masuuliyadda weerarkan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.