Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay rasaas maanta Rag ku labisnaa dareeska Booliska ay ku fureen dad shacab ah oo gaadhi kusocday magalaada Dhagaxbuur ee Xaruunta gobolka Jarar.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi kiu daraya in kooxihii ka dambeeyay falka ay goobta isaga baxsadeen.

Lama oga  illaa iyo hadda tirada saxda ah ee ku dhaawacamay dhadcdadaasi. Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka magalaada Dhagaxbuur.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.