Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in dad badan loogu eedeyay in ay lug ku leyihiin dagaalada kasoo xadka degaanka Guji iyo Gedo oo ay ku Barakaceen ugu yaraan 900,00 lasoo taagay maxkamad siidi ay sheegan Wakalada Addis Standard.

Kemal Elemo, oo ah Sarkaal Sare u Qabilsan ciidamada Amaanka ee Galbeedka gobolka Guji, ayaa sheegay in 222 Qof loo xiray dilka iyo barakicinta loo geystaay dadka rayidka degan xadka gobolka Guji iyo degaanka Gedeo iyo 89 lagu xukuumay 2 sano ila 20 sano, sidoo kale wuxuu sheegay in ay Badhitaan kusocoto ugu yaraan 41 qof oo kale.

Xabsiyada Itoobiya ayaa waxaa sida la sheegay lagu xidh xidhay dad badan oo kamid ahaan jiray nidaamkii hore dhiigyo cabka ahaa kaas oo xoog iyo dulmi ku haystay qoomiyadaha kala duwan ee Itoobiya iyo cooladaha abuuri jiraay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.