Warar kala duwaan ayaa kasoo baxaya Weerar ka dhacay galbeedka Ismaamulka Oromada oo loo geystay masuuliyiin katirsan Ismaamulka Benshangul.

Gaadhi u saarnaa Abdullahi Sojar oo ah masuul katirsan wasaarada warfafiinta ee Ismaamulka Benshangulka ayaa kasoo baxay caasimada degaankaasi oo ah magalaada Asoosa, isaga oo u socday magalaada Neketeme oo ku tallo galbeedka Ismaamulka Oromada, waxaana jidka u galaay kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanayniin.

Kooxda weerarka fulisay ayaa islamarkiiba goobta ka baxsaday siida ay sheegtay idacaada VOA ee laanta Axmaarada.

Ciidna weli sheegin masuuliyada ku adan weerarka sidoo kale labada dhinac oo kala ah ismamuulka Oromada Iyo Benshangul kama hadlin dilka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.