Wararka naga soo gadhaya gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegaya inay ciidamada Amaanka ka howl gallo degaanka Bure ee gacaanta kuso dhigeen 14 Qoori

Idacaada Ethiopian News Agency ee ledahay Dowlada Federalka Itoobiya ayaa sheegay inuu hubka ka yimid Ismaamulka Gambella, wuxuuna usocday magalaada Addis Ababa, waxana la qabtay laba ruux oo sarnaay gariiga siidi ay wararka u dhigeen.

Muddada u dambeysay waxaa dalka Itoobiya kasocday hub aruursi u dhaxeeyo qomiyadaha kala duwaan ku hoos nool Gumaysiga Itoobiya madaam u dalka ku jiro xaalad aan la sadaalin kaarin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.