Ciidamada dowladda Federalka Itoobiya ayaa dhaq dhaqaaqyo cusub ka wada deegaano iyo tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada gobolka Gojam ee Ismamuulka Axmaraada.

Dhaq dhaqaaqyada oo ah kuwa ka dhan ah Maleeyshiyaadka hubeysan oo ka howlgallo degaanada ayaa waxaa ciidamadu ay si gaar ah uga fuliyeen hareeraha waddada dheer ee isku xirta Bichena iyo Zibich.

Inta badan kooxo hubeysan ayaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ka fuliya jidka u dhexeeya magalooyinka katirsan gobolka Gojam.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.