Mesafint Tesfa oo ah Hogaanka ururka hubeysan ee FANO iyo 15 xubno kale katirsan isla ururka FANO ayaa isku dhiibay Dowlada Itoobiya siida ay sheegan idacaada Amhara Mass Media Agency (AMMA) oo ka howlgallo Ismaamulka Axmaraada.
Worku Lemlemu oo ah Sarkaal katirsan Ismaamulka Axmaraada oo la hadlay idacaada Amhara Mass Media Agency (AMMA) ayaa sheegaya inay heshiish la galeen ururka Hubeysan ee FANO lakiin sarkaalka weli maa shacaniin wixi ku jiray heshiishka siida ay wararka u dhigeen idacaada AMMA.
Ururka FANO oo ka kooban kuwa u xaqjirsan oo qomiyada Axmaraada ayaa mudadi u dambeyay wadaay dagaalo ka dhan ah Ismaamulka Axmaraada taas oo sabab ayaa khasaara kala duwaan oo soo gadhaay labada Dhinac.
Dowlada Federalka Itoobiya oo hoogaminyo Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed weli kama hadlin heshiishka ay Ismaamulka Axmaraada la gareen ururka FANO iyo hadi ay Dowlada Federalka lug ku lahayeen heshiishka.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.