Wararka aan ka heleyno magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in xalay magalaadaasi lagu xidhay oday dhaqmeedyo aad u badan, kadibna loo taxaabay saldhiga ay booliska ku leyihiin magalaada Wardheer.

Siida ay sheegen dadka degaanka, odayaasha oo tiraadooda dhafaay 11 ayaa lagu eedeyay inay lug ku lahayeen isku dhacyo u dhaxeeyo labo beelo oo magalaada ka dhacay daraad, wararka qar ayaa sheegaya inuu guddomiyaha gobolka Doolo Cabdinasir Cabdulle amarka bixiyay in la xidho odayaasha.

Gobolka Doolo waxaay kamid tahaay melaha u darran cooladaha u dhaxeeyo beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed, waxaana xalada kasi daraayo mamuulka gobolka Doolo oo dadka isku diraayo iyo iska dhacyo ka abuurayo gobolkaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media