Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Canfaarta ayaa sheegaya kooxo hubeysan oo aan heybtood la garayniin ayaa dilaal ka geystay qayba kamid gobolkaasi.

Siida ay sheegan idacaada BBC ee laanta Oromada, rag hubeysan ayaa rasaas ku furaay 7 ruux oo kasoo jeedo qomiyada Axmaraada, waxaana goobta ku dhintaay 5 qof, halka ay 2 kale ku dhawaacmeen.

Dadka rayidka oo La weeraray ayaa la sheegay inay kasoo jeedan degmada Bati oo katirsan Ismaamulka Axmaraada, waxaana la sheegaya inay goba ganacsi ku lahayeen Ismaamulka Canfaarta, mana jirta ciid sheegtay masuuliyada weerarka loo geyste dadkan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.