Wararka nagaa soo gadhaya Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanaynin weerar ku qadeen ciidamo katirsan Ismaamulka Tigreega oo dhaq dhaqaaqyo ka wadaay xadka u dhaxeeyo Ismaamulka Tigreega Iyo Axmaraada

Siidi ay sheegan qar kamid warbahiinta Itoobiyanka – Ciidamado katirsan Ismaamulka Tigreega ayaa Howl gallo iyo dhaq dhaqaaqyo ka wadaay xadka u dhaxeeysay gobolka Tigreega Iyo Axmaraada kadibna waxaa jidka u galaay kooxo hubeysaan

Ugu yaraan 4 askari ayaa ku dhintaay weerarka Iyo 4 kale oo ku dhawaacmay. Weli maa jirto ciid masuuliyada weerarkan sheegtay

Xiisada u dhaxeeyo Axmaraada iyo Tigreega ayaa sii humanaayso, madaam ay labada Qomiyad isku haystaan dhul Iyo siyasaad ahaan Iyo amni darro bahsan oo ka jirta xadka u dhaxeeyo labada Gobol.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.