Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil maanta loo geystay Askari katirsan ciidamada booliska ee ismamuulka Axmaraada oo maanta ka dhacay magalaada Diesse ee  gobolka Gojam.

Dilkan oo ay fuliyeen kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay Bartaamaha magalaada Raggi ka dambeeyay falkani oo ku hubeysnaa Bistoolado ayaa la sheegay in ay goobta isaga baxsadeen.

Kadib dilka Askariga, dadweynaha magalaada Diesse ayaa samayaay banaanbax ballaraan, islamarkaana looga soo hoorjeday dilka loo geystay Askariga.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay dhanka maamulka magaalada Baardheere oo ku aadan dilkaasi. Sidoo kale ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay dilka

Hoos ka daawo sawiirada