Warka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in Askari Lagu dilay magalaada Jigjiga gar ahaan Xafaada 6aad ee gobolka Fafaan.

Goobjoog kusugaan gobta ee dagaalka ka dhacay ayaa sheegaya in koox kasoo jeedo Qomiyada Amxarada oo sii sharci darro ku Joogo magalaada Jigjiga ayaa sheegay inay weerar ku qadeen Askari Somaliyeed iyo Qoriga ka qadeen kadib markii ay dilka fuliyeen.

Magalaada Jigjiga ee caasimada dalka Ogadenia waxaa maanta kasocday rabsho kadib markii ay Qomiyada Amxarada oo martii ku Joogo magalaada bilabeen rabsho.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.