Wararka haatan naga soo gaadhaya gobolka axmaarada gar ahaan magalaada Bahar Dar ayaa waxay sheegayaan  mudaaharaado waawayn oo gil gilay magalaada oo shacabka isugu soo baxeen oo lagu hor jeedo Amni darrada ka jirta gobolka Axmaraada.

banaanbax wadayaasha ayaa waxay magaalada Bahar Dar ee gobolka axmaarada waxay ka sudheen calanki hore xabashida waxayna dajiyeen midka taliska dhiig yacab ka ah TPLF waxaana la arkaayay sida ka muuqata sawirada calankii hore oo biban haya

Guud ahaan shacabka axmaarada ayaa waxay habab kala duwan u wadaan mudaaharaadyo  magaalada gonder ayaa waxay haawan haysaa mudo todobaado ah waxaa xidhan dhamaanba goobihii ganacsiga sidoo kale waxaa yaraaday isu socodkii magaalada waxaana lagu arkayaa saan saan dagaal iyo ciidamo tiro badan oo daad san magaalada.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.