Dadweynaha ku nool magaalada Jararti ee gobolka Afdheer ayaa maanta waxaa ay banaanbax ka dhigeen bartaamaha magalaada oo logu hor jeedo Mustafa Cagjar iyo Mamuulka Jigjiga.

Dadkan banaanbax dhigayay ayaa waxaa ay isugu jiraan haween iyo caruur, waxaana ay ka cabanayeen Qabka loo doortay Xubnaha katirsan xisbiga SDP kadib markii laga reebay muwaadaniinta kasoo jeedo gobolka Afdheer.

Shacabka ka Qayb galaay banaanbaxyado  waxaay ka dalbadeen Mamuulka Mustafa Cagjar inay wax ka qabto cabashadooda.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.