Warar gor dhow nasoo gartaay ayaa sheegaya in Barlaamanka dalka Itoobiya ansixiyay go’aanka kasoo baxay Abiy Ahmed ku adaan xukuunka deg deg ah oo dalka la geliyay daraad.

Waxaayna barlaamanka ansixyeen inuu xukuunka deg deg ah usocdo ugu yaraan 5 bil ah, ariintan imaanayo kadib markii ay Dowlada Itoobiya dib u dhigtay doorashada dalka.

Sidoo kale xisbiyada mucaraadka weli kama hadlin go’aanka ku aadan in dalka xukuunk deg deg lagu soo roogo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.