Warar lagu kalson yahay aya shegaya in ay biyo la’aan kajirto magalada Garbo oo kutala gobalka Nogob ee Ogadenia

Dad Magalada kudhaqan aya aad uga cabanaya biyo la’aanta Magalada laso daristay iyago sheegay inay saamayn doonto nolosha dadka magalada Garbo iyo aga gaarkeeda kudhaqan

Gobalka aya ah meel ayna hayada Gargaarka ayna Ka hawl galin taas oo sababtay inay nolol aad uxun laso daristo Shacabka magalaada Garbo kudhaqan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.