Geesiga Soomaliyeed naftihure Cabdikareem Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamida hogaaminta iyo madaxda sare ururka ONLF ayaa saxafaada lahadlay.
Cabdikareem waxaa sanadkii hore Jamhuuriyada Soomaaliya kaso dhiibay kooxda hada haysa talada wadanka Soomaaliya, kuwaaso manfac kagaga raadsanayay xukuumada gumeysiga itoobiya.
Isbadelo kadhacay itoobiya ayaa keenay in Qalbi Dhagax xadhiga laga siidaayo isla markaana loo ogalaado inuu dalka kabixi karo iyo utagi kato meesha uu doono.
Hoos ka daawo.
Halgan Media