Wararka laga helayo magaalada Harar ayaa sheegay in ciidamo fara badan katirsan Dowlada Federalka Itoobiya ayaa caawa la wareegeen amniga magaaladaasi.

Ciidamada Itoobiya ayaa la dhigay wadooyinka iyo xaafad walba katirsan magalaada Harar, waxaana la geeyay xaafado aysan hore u joogin siidi ay sheegan ilo wareedyo kusugaan magalaada oo la hadlay Halgan Media.

Ciidamada farabadan kuso Qul Qulaaya magalaada Harar, wuxuu bilaabay kadib markii ay Wasaarada Difaaca iyo Booliska Federaalka sheegan in la siiyay masuuliyad ah in ay sharfaan ammaanka Harar.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.