Wararka nagasoo garaay magalaada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay ciidamada shisheeyaha loo yaqaano Amisom ay xasuuqeen dad shacab oo waxba galabsaniin.

Ugu yaraan afar ruux ayaa dhintaay kadib markii ay ciidamada shisheeyaha sii naxariis la’aan ay rasaas ku fureen dad shacab oo kusugan degmada Huriwa ee gobolka Banaadir.

Ehellada dadka la dilay oo darawalin ahaa ayaa dowlada dhexe ka dalbaday inay wax ka qabtan ariintaan. Ciidamada shisheeyaha ayaa marwalba xasuuq uu geysto shacabka Soomaaliyeed iyo maa jirto cid ka hadasho iskabaa dhaaf in wax laga qabto.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.