Wararka naga soo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidamada cadowga Itoobiya ay ugaysteen dadka shacabka ah.

Warkan oo aan kahelay ilo wareedyo oo joogo degmada Cundhufo ee gobolka Sitti ayaa sheegaya xadhig yo jidh-dil baahsan oo ciidanka gumaysigu ay kagaysteen degmada Cundhufo, waxayna udhaceen sidan.

ilo wareedyo la hadlay Halgan Media ayaa sheegay inay ciidamada Itoobiya xidheen ugu yaraan 50 qof oo isagu jiro rag, haween iyo ciyaal, kadib la geeyay xero ciidan ku tallo degmada Cundhufo.

Halgan Media waxaay heshay qar kamid dadka la xiray magacyadooda, waxaana kamid ah.

  • Xassan Maxamed
  • Sofia Maxamed
  • Xassan Ciraale
  • Mohamud Roble
  • Wilo Axmed
  • Habon Cali
  • Mumiin Geedi
  • Farah Dhiraane
  • Wilo Buuh
  • Xalima Cali
  • Geesale Farah
  • Yassin Axmed
  • Cumar Ciise
  • Xalimo Godiin
  • Jamac Dhirshe
  • Cabdallah Cumar
  • Cabdallah Cabdi
  • Sareedo Cali
  • Luul Buh
  • Xussen (aan magaciis sedaxad helin)
  • Maxamed Muuse
  • Cali Axmed
  • Xalimo Buh
  • Cabdi Cadoowe
  • Nuur Xassan
  • Adan Farah
  • Samood Barre
  • Maxamed Mohamud
  • Xussen Buraale

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media