Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya inay ciidamada Dowlada Federalka howlgallo ka fuliyeen qayba kamid Ismaamulka Axmaraada.
Siida ay sheegan idacaada VOA ee laanta waxaay ciidamada Federalka howlgallo ka fuliyeen degaano hoos imaado bariga gobolka Gojam, taas oo sababay in la xidho in ka badan 200 ruux.
Howlgallada cusub ayaa imaanaya xili amaanka la adkay gud ahaan dalka, kadib markii u xukuumada Abiy Ahmed ku dhawaaqay xukuun deg deg.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.