Wararka laga helayo gobolka Fafaan ayaa sheegaya in inta udhaxaysa tuulada Daraami iyo degmada Tuliguuleed ayey ciidamada cadowga Itoobiya rasaas ku fureen Gaari ay la socdeen Maleyshiyo Somali ah.

Kadib markii ay ciidamada Itoobiya rasaas ku fureen maleeyshiyaadka Somalida oo gaariga la socday, Gariiga ayaa gadomaay. Inta la hubiyay shan ruux ayaa ku dhawacmaay rasaasta lagu furay gaariga. Weli lama ogow sababta keentay ina ciidamada Itoobiya rasaas ku furaan maleeyshiyaadka Somalida.

Sidoo kale maleeyshiyaadka oo dhawaac gadhaay waxa la keenay isbitaalka Jigjiga loo yaqaano Referel Hospital siidi ay sheegan ilo wareedyo lagu kalson yahay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.