Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Jarar in ciidamada gumaysiga Itoobiya maanta sii waxash nima ah loogu xidhay Cumar Rabi Cali oo ah gudimyaha unugta dagmada daroor ee xubnaha ONLF.

Sababta loo xidhay waa dhaq dhaqaaqa wadaniyadeed ee uu kawado dagmada Daroor taasi waxay ka hor imaanaysaa isbadalka kahana qaaday gayiga Ogadenia iyo guud ahaanba geeska afrika.

Cumar Rabi Cali waa dhibane 7 sano ku xidhnaa xabsiga jeel Ogaden loona gaystay tacadiyo xad dhaafa oo kasoo gaadhay xukumada gumaysiga itobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.