Wararka nagasoo gadhaay degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya inay ciidamada Itoobiya sakaay xidheen Guddomiyaha degmada Tuliguuleed Maxamed Khalif.

Ariintan wuxuu yimiid kadib markii xalay ay ciidamada Itoobiya degmada Tuliguuleed Ku xidheen guddomiye kuxigeenka degmada iyo degmada Tuliguuleed Bandow kusoo Rogeen.

Weli ma jiro war kasoo baxay Mamuulka Mustafa Cagjar kusubsan xadhiga loo geystay masuuliyinta katirsan Mamuulka degmada Tuliguuleed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.