Warar lagu kalsonyahay aya sheegaya Ciidamada Gobalka Tigray gu inay weerareen Shacabka kudhaqan magalo ladhoho Alamata.

Sida uu warku sheegayo Shacab badan bay Ciidamadu dhaawaceen. Sababka weerarka keentay ay ahayd mar ay Shacabku ku Mudaharaadeen Dawlada meesha kajirta.

Hay’adaha ka hawl galo gobolka Tigreega ah ayaa waxay ku baaqeen in gar gaar deg deg ah lala soo gaadho dadkan shacabka ah ee ku barakacay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.