Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan degmada Imay Bari ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya in halkaasi ay ciidanka gumeysiga itoobiya ku xidh xidheen dad farabadan.

Ismahan Gaas iyo Jamac Maxamed ayaa kamida dadka ay ciidanka gumeysiga itoobiya xabsiga dhigeen, kadib markii ay xidheen.

Ciidamada bahaloobay ee gumeysiga itoobiya ayaa waxaay marwalba wadaan xidhitaan bahsan oo ay ku hayaan dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.