Wararaka nagasoo gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya laba dhalinyaro kuxidheen magalada Togwajaale ee gobolka Fafaan.

Ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa labada rux ku qabteen ayaga oo kusugaan magalaada Togwajaale kutaala hadka Ogadenia iyo Jamhuuriyada Soomaaliya. Khadar Saahid iyo Cawaale Ahmed ayay ciidanka gumeysiga xabsiga dhigeen saaka, kadib marki lagu xidh xidhay magalaada Togwajaale.

Ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo maleeyshiyaadka uu adeego dhibaato kuhayaan dadka rayad ka ah, waxayna ka gaysteen gudaha Ogadenia tacadiyo kala duwan sida dil, kufsi iyo boob bahsan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.