Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya inay 7 caruur u dhinteen cudurka Jadeecada oo kudhaqnaa degmada Qubbi.

Warkan oo aan kahelay goob joogayaal kusugan Dagmada Qubbi ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya in Ugu yaraan 7 caruur dhinteen labada isbuc udhambayaay kadib markii ay ku dhacday cuduurka Jadeecada.

Inkasta oo wadanka Ogadenia ay soo martay marxaall badaan, waxaa arinta uga siidaray cunaqabataynta ay ciidamada gumaysigu kuhayaan wadanka waxayna dadku udhamaanayaan baahi mana jiro xoolo laga iibsanayo iyo wax ay soo iibsadaan toona.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.