Markii laga soo bilaabo bishii nasoo dhaaftay ee December waxaa cudurka daacuunka ku dhacay 1,045 qof oo ay u badan yihiin Ismaamulka Shucuubta Koonfureed iyo Ismaamulka Oromada sida ay sheegtay hayada UNOCHA u qaabilsan dalka Itoobiya.

Hayada UNOCHA ayaa sheegtay Meelaha u daran in ay tahay Koonfurta Oma iyo deegaanka Gofa oo katirsan Ismaamulka Shucuubta Koonfureed ee cudurka daacuunka ku dhacay Ugu yaraan 970 qof oo 18 kamid ay dhinteen.

Dowladda Federalka Itoobiya Iyo Maamuulka u qabilsan shucuubta Koonfureed kamana aysan hadlin cudurka daacuunka oo ka dhilacaay Ismaamulka Shucuubta Koonfured sida uu wararka u dhigay wargeyska Addis Standard.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco shabakada Halgan Media.