Cabdikariin Sheekh Muuse oo ku magac dheer Qalbi-dhagax ayaa maanta lagu soo dhaweeyo magaalada Hargeysa  gaar ahaan garoonka diyaadaha ee Cigal International Airport.

Cabdikariim Qalbi Dhagax oo soo dhaweynta kadib warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu Hargeysa yimaddo sidoo kale u mahadcelinaayo cid kasta oo soo dhaweysay.

Hoos Ka Daawo

Halgan Media