Dabkan oo aan lagaranayn waxa kiciyay ayaa wuxuu gaadhay meelo kamida magalada walow aanu guryo kale gubiin.

Dabkan ayaa in mudo ah socday waxaana goobaha uu gubay hal guri.

Waxana dadaal dheer oo ay ugaleen inay damiyaan, dabkani shacabka magaalada dhagaxbuur ay ku guulaysteen in isagoon magalada ku fidin ay damiyaan.

Gabo gabadii dabkan ayaa nasiib wanaag aan wax dhibaato ah oo dhimasho iyo dhaawacba gaysan maadama oo ay shacabka iyo maamulku gurmad xoogan kagaleen iyagoo isticmaalayay laba dab damis.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.