Wararka aan Ka helayno gobalka Gambeelada aya sheegaya in Ciidanka Ethiopia ay dad banaan baxaya xabad kufureen ayna 4 qof dileen Halka 16 la daawac yihin.

Mudaharaad kan aya shalay bilowday kaas oo ay Shacabka Gobalka Gambeeladu kudoonayeen isbadal iyo Cadaalad ka dhalata gobalkooda Lkn Police ay rasaas kufureen shacabkii Mudaharaadayey.

Gambeelada waa Gobalka yar oo Ethiopia katirsan kaas oo ay ayna Dawlada Ethiopia isaga iyo Shacab kiisa ba mudnaan gaar ah siinin taas oo keentay Mudahardkii shalay dhacay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.