Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Fafaan ayaa sheegaya maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa dad fara badan ku xidhay magalaada Jigjiga, kadib markii guryahooda lagala baxay.

Cibaado Maxamed oo ganacasato ahayd ayaa kamid dadka lagu xidh xidhay. Sidoo kale dad badan ayaa xabsiga loo taxaabay balse weli manaan helin magacyadooda iyo tirada rasmiga ah.

Maleeyshiyaadka Liyuu Bolis oo gumeysiga uu adeego waxaay marwalba wadaan xadhig iyo dhac, lagula talagalaay dadka shacabka ah ee anaan is difaaci karin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.