Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in booliska degaanka Iyo maleeyshiyaadka Liyuu Booliska iskashanaayo ayaa dad shacab ku xiray magalaada.

Dadkan oo tira dooda naloogu sheegay 5 ruux oo kasoo jeedo hal qoys ayaa waxaa lagu soo qaaday gaadhi ilaa hadana lama oga meesha rasmiga ah ee lageeyay, sida aan xog ku helayno Qar kamid ah dadkan ayaa jidhil xoogan loo geystay.

Dhibka iyo tacadiga lagu hayo shacabka ayaa dib usi koordhay kadib markii xukuumada Mustafa Cagjar bilabeen inay begsadaan dadka rayidka oo waxba galabsanin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.