Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in caawa ilaa maanta magalaada lagu xidh xidhay shacab aad ubadan.

Dadkan shacabka ayaa waxaan helay qaar kamida magacyadooda waxaana kamid ah.

  • Saadiq Muxumed
  •  Xalimo Ciwal
  • Asiya Ahmed
  • Daahir Macaalin Mahad

Ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa dhibaato ku hayaan dadka rayad ka, waxayna ka gaysteen gudaha Ogadenia tacadiyo kala duwaan siidi xidh, dil, kufsi iyo boob bahsan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.