Wararka Halgan Media kaso gaadhay gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Wardheer ayaa sheegaya in shacabka masakiinta ayey ciidamada gumeysiga itoobiya kuxidheen magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo.

Dadkan shacabka ayaa waxaan helay qaar kamida magacyadooda, waxaana kamid ah.

  • Khadijo Cabdullahi
  • Nasir Ahmed Yusuf
  • Muhiim Maxamed

Kadib mariki ay ciidanka gumeysiga itoobiya kuxidheen magalaada Wardheer, dadkan waxaa lageeyay xerada ciidanka gumeysiga itoobiya. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.