Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal Beeled xoogan oo galabta  ka qarxay degaanka Ceel Ogaden oo katirsan gobolka Qorahay.

Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu dhexeeyay labo Maleeshiyo Beeleed oo wada daga halkaasi, Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkaasi ku dhintay labo Qof , halka ay ku dhaawacmeen hal siidi ee sheegen dadka degaanka.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Qorahay oo ku aadan dagaalka beeleedkaasi.

Xaalada ayaa hadda kacan, waxaana goobihii lagu dagaalamay isku hor fadhiya Maleeshiyaadka labada dhinac siidi ee sheegen dadka degaanka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.