Warar laxaqiijiyey aya kaso baxay galbeedka Itoobiya gar ahaan gobolka Wollega ayaa sheegaya inuu dagaal culus kasocdo xaduudka udheexyo Ismamuulka Benshangul iyo dhulka Oromada.

Ugu yaraan 7 askari oo katirsan booliska  Oromada ayaa la dilay iyo 50 kale ayaa dhawaac gadhaay kadib markii labada dhinac oo dagaal xoggan dhex maray.

Sababta falalkan iyo colaada Beshangul iyo Oromada udhaxaysa keentay ayaa bilaabay kadib markii ay Oromada bilabeen dhul balaarsi oo caddi aheen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.