War hada naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad xun oo halkaas kataagan kadib dagaal khasaare badan gaystay oo ka qarxay Xabsi kuyallo magalaada Bahar Dar.

Ugu yaraan 5 qof ayaa dhintaay iyo 20 kale ayaa dhawaac garaay siidi oo sheegay Wubshet Mekonenn, sarakiil sare oo hoggamiyo xabsiga markii oo La hadlay Warbahiinta FANA oo ku hadasho Afka xukuumada Gumaysiga itoobiya.

Iska hor imaadkan ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay kadib markii Qar kamid Maxabiista iyo ciidamada Ilaaladda Xabsiga isku dhaceen siidi ay sheegen warbahiinta FANA

Faahfaahinta kusaabsan dagaalkan iyo khasaaraha kadhashay kala soco Halgan Media.