Wararka Halgan Media kasoo gaadhay magalaada Dhirdaba ee gobolka Shiniile ayaa sheegaya inay maanta magalaada kadheceen isku dhac udhexeeya dadka Somalia iyo Oromada.
Dhacdadan oo kadhacday xafada Marmarsa ayaa keentay dhimashada laba qof oo labada dhinac. Xaalada ayaa degen kadib markii ay goobta sogadheen ciidanka gumeysiga itoobiya.
Ila hada cidan ayaa kala dhex fadiyo Somalida iyo Oromada. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.