Wararka ka imaanaya degmada Ma’aayso ee gobolka Shiniile ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Canfaarta ay weerar ku qaadeen shacabka Somalida kudhaqaan degmada oo waxba galabsanin.
Inta uu weerarka socday, maleeyshiyaadka Canfaarta ayaa isticmaalay hubka nuucyada kala duwan,waxaana jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo dagaalkaasi ka dhashay.
ilo wareedyo lagu kalson yahay ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Canfaarta dileen ugu yaraan laba Qof oo Somali ah iyo afar kale oo dhawaac garaay.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.