Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo maanta ka qarxay xadka gobolka Beshangul iyo Axmaraada.

Iska hor-imaadka oo udhaxeeya Maleeyshiyaad kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada iyo Benshangul ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ugu yaraan waxaa dhintay 6 qof siidi oo sheegay Abera Batiatia oo ah Hogaanka Nabadgeliyada u Qabilsan gobolka Axmaraada.

Dagaalkaan maanta qarxay ayaa kusoo aadaya iyadda oo todobaadkaan gudahiisa ay dhowr jeer dirireen maleyshiyaadka kala taabsan labada dhinac.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.