Baarlamaanka DDS ayaa maanta kula laabtay xasaanaddii xildhibaannimo  12 xildhibaan kuwaas oo maanta kulankii golaha muran ka dhex abuuray golaha.

Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo madaxda ugu sarraysa doladda Deegaanka uu hoggaamiyo Mustafe Maxamed Cagjar.

Murankaas ayaana waxaa ka dhasjhay in jirdil loo geysto xildhibaanno intaas  ka dib ayaa guddoonka golaha waxaa ay ku dhawaaqeen in saxaanadda laga noqday xildhibaanimo 12-ka xiildhibaan ee maanta xasaanadda lagala noqday ayaa kala ah.