Jaaliyada Ogaadeniya ee dalka Jabuuti ayaa Shir Kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kaladuwan ee bulshada Somaaliyeed ee Ku dhaqan caasimada dalka Finland ee Helsinki iyo Nawaaxigeeda.

Shirkan waxaa gudoominaysy Mudane Xassan Xuseen Bile, waxaa shirka lagaga hadlay midaynta dhalinuarada & in la joogteeyo kulamada noocan ah.

Sikastaba ha ahaatee shirka oo artimo mihiim ah lagaga hadlay waxaa lagu qaadaa dhigay habka ugu haboon oo isku xidhka & midnimada dhalonyarda looga shaqayn karo, dhamaan dhalintii shirka isugu timid oo si hufan o dooday waxay adgarteen in dhalinuarada la mideeyo lana xoojiyo iskaashiga.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.