Wararka naga soo gaadhay gudaha Itoobiya ayaa ku warramayaa in saaka Maleeyshiyaadka Axmaraada dhaq dhaqaaqyo xoogan ay ka wadaan gobolka Shewa ee ismamuulka Axmaraada.

Dhaq dhaqaaqyada oo ah kuwa ballaaran ayaa si aad ah looga dareemayaa Waqooyiga gobolka Shewa, sida ay xaqiijiyeen dad deegaanka ah. Xaaladda ayaa haatan ah mid kacsan, iyadoona laga cabsi qabo in dagaal uu ka qarxo halkaasi.

Ariintan wuxuu yimiid kadib markii dagaal xoogan ka qarxay gobolka Shewa maalmihii u dambayay, oo sababay khasaare ku jiro dhimaasha iyo dhawaac.

Illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka dowlad goboleedka Galmudug oo ku aadan arrintaasi.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.