Siida aan xogta ku helnay ilo wareedyo oo kamid dadka degaanka ayaa Halgan Media u xaqijiyay inay hada jiraan diyaarado tira badan oo hawada kujira oo kor bibaayo tuuloyinka ku yallo Webiga Shabelle ee gobolka Shabellaha Hoose.

Ilo degaanka ayaa sheegaya in la garayniin nuuca ay yihiin Diyaraadaha Lakiin la maqlii kaaro ayaga oo ciirka ku jiru, waxaana laga shakiysaan yahaay inay yihiin Diyaraadaha ay leyihiin Dowlada Mareykaanka loo yaqaano Drone oo marar badaan duqeymo ka fuliyo Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Ariintan ayaa cabsi xoogan ka dhaliyay dadka degaanka, waxaana laga cabsi qaabo inuu Duqeyn dhaco madaamu ay xalay aheed markii ay Diyaraadaha Mareykaanka duqeyn ka fuliyeen tuulada Gandarshe oo 26KM ujirtaa magalaada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose.

Dhinaca kale ilo degaanka ah ayaa sheegay in ciidamo badan oo caddaan ah dhaq dhaqaaqyo ka wadaan malmahaan wabiga jiinkiisa kadib markii ay shalay galab uguud been.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.