Wararka laga helayo gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in ay Dowlada Federalka boqoolal maxabis ah kasii deysay xabsiyada dalkasi sida ay sheegeyso idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada federalka.

Dowlada Federalka ayaa cafis u fidisay 551 maxabiis oo ku xirnaa dalkaasi, waxaana la sheegay in dadkan xabsiyada looga sii dayay madaama u sanad cusub udhalan rabo dalkaasi.

11ka biisha September ayaa sanad cusub u dhalan doonaa Itoobiya, madaama ay weli ku jiran sanaadka 2013.

Go’aanada ku Adan In maxabis laga sii daayo xabsiyada ayaa ku began xili ay doorasho ka madaxbanaan dowlada dhexe ayka socoto ismamuulka Tigreega.

Dhinaca kale dad badan oo falanqayo siyaasada dalkaasi ayaa amiinsan in ay dowlada maxabiista xabsiga ka sii deysay madaama uu dalka kujiro xalad cakiran.

Halgan Media.